Kitaabka Quduuska 2008
|
| 1 |
| Markaasaa Bildad oo ahaa reer Shuuxii u jawaabay, oo wuxuu ku yidhi, |
| 2 |
| Dowladnimo iyo cabsiba isagaa leh, Oo meelihiisa sarena nabad buu ka dhigaa. |
| 3 |
| Ciidammadiisu ma tiray leeyihiin? Oo yuu yahay kan aan iftiinkiisu ku soo bixin? |
| 4 |
| Balse sidee baa nin u kari karaa inuu Ilaah hortiisa xaq ku ahaado? Mid naagu dhashayse sidee buu u karaa inuu nadiif ahaado? |
| 5 |
| Bal eeg, xataa dayuxu hortiisa nuur kuma leh, Oo xiddiguhuna hortiisa daahir kuma aha.Intee buu ka sii liitaa nin dirxi ahu! Iyo binu-aadmiga dirxiga ahu! |
| 6 |
| Intee buu ka sii liitaa nin dirxi ahu! Iyo binu-aadmiga dirxiga ahu! |
| Keydso Qoraalada |
https://beblia.bible:81/BibleAudio/somalian/job/025.mp3
42
25