Kitaabka Quduuska 2008
|
| 1 |
| Waxaa barakaysan mid kasta oo Rabbiga ka cabsada, Oo jidadkiisa ku socda. |
| 2 |
| Waayo, waad cuni doontaa waxa gacmahaagu ku hawshoodeen, Waadna farxi doontaa, oo waad barwaaqoobi doontaa. |
| 3 |
| Naagtaadu waxay gurigaaga ku dhex ahaan doontaa sida geed canab ah oo midho badan dhala. Carruurtaaduna waxay noqon doonaan sida geedo saytuun ah oo miiskaaga ku wareegsan. |
| 4 |
| Bal eeg, sidaasuu u barakoobi doonaa Ninka Rabbiga ka cabsadaa. |
| 5 |
| Rabbigu Siyoon buu kaa barakayn doonaa, Oo cimrigaaga oo dhan waxaad arki doontaa wanaagga Yeruusaalem.Haah, oo waxaad arki doontaa carruurtaada carruurtooda. Reer binu Israa'iil korkooda nabadu ha ahaato. |
| 6 |
| Haah, oo waxaad arki doontaa carruurtaada carruurtooda. Reer binu Israa'iil korkooda nabadu ha ahaato. |
| Keydso Qoraalada |
https://beblia.bible:81/BibleAudio/somalian/psalms/128.mp3
150
128