Kitaabka Quduuska 2008
|
| 1 |
| Rabbiga ammaana. Ilaah ku dhex ammaana meeshiisa quduuska ah, Ku dhex ammaana samada xooggiisa. |
| 2 |
| Falimihiisa waaweyn aawadood u ammaana, U ammaana si waafaqsan weynaantiisa sare. |
| 3 |
| Dhawaaqa buunka ku ammaana, Oo shareerad iyo kataarad ku ammaana. |
| 4 |
| Ku ammaana daf iyo cayaar, Oo ku ammaana alaab xadhko leh oo muusiko ah iyo biibiile. |
| 5 |
| Suxuunta laysku garaaco oo codka dheer ku ammaana, Ku ammaana suxuunta sanqadha dheer.Wax kasta oo neef lahuba Rabbiga ha ammaaneen. Rabbiga ammaana. |
| 6 |
| Wax kasta oo neef lahuba Rabbiga ha ammaaneen. Rabbiga ammaana. |
| Keydso Qoraalada |
https://beblia.bible:81/BibleAudio/somalian/psalms/150.mp3
150
150